wadadii Guusha 2023

                          WADADII GUUSHA 2023


waxan Nolosha Sowadaba Ugudanbeen Waxaan Sogaray Wadoyinkii Hamigeyga KujirayWaxana islahaa sanadwalboo cusub noloshada sii Hormari Si aad.ugaadho Guusha 

2023 Waxan imaday Dariqii An Kugarilahaa Guusheyda Waxana Iguso Dadalay waladinteyda Waxana Abal Uguhayaa sida Quruxda Badan ee Nolosheyda Loga Fikiray Hoyo iyo abe ifka Hibo Kunolada Akhirana Halkii Roon 

Comments

Popular posts from this blog

SAXIIPKA QALBIGA

WEXEYMODAY INEY SIDAN XURYAD TAHAY

nafteydaaay