nafteydaaay
Nafteydaay Nafteydaay Adan kulahadlayaa Nafteydaay Xasidnimada Badan Dhibatoyinka isojiidaay xurnimada iidiidaay Naftaan Laqusloba iibadashaay Sheygii an Sogatobah ii urusii Xanuunada iisojiidaay Nafteydaay Isxakameybaan Ku oronlahaa😥
Nafteydaay Maseerka badan 😥
Nafteydaay Marlee Dhibaatooyinka iyo Murugta igadaa Hami Banleyohoo Horeyban Usiisocdayee Qiso Iyo Taxano Ban Gudinrabayee Nafeydaay marlee ifasax 🙏 Nafteydaay waxan manta kacodsanayaa oo aan Kacodsanayaa in Aad Qalbigey Jecelka Aad Kasarto Waayo Waxan Marwalbo Aan Nolosha Jecelka An Kalakulmaa Xanuuno Ad Ufarabadan Mahelo Qof Dacad Ah Mahelo Qof Iga Fikoro Mahelo Qof iso Xiririyo Mahelo Qof Iganoxo ((Nafteydaay Nafteydaay))
Nafteydaa Hiigsi Ba ledoho Cadowga Ha Hoos Jiifan Nafteydaay Horey Usoco 📚

Comments
Post a Comment