Rag Wuxuu Kugu Bartow Kugudilaa
Rag Hunguri Buu Iskuracaa
Rag La,aan Waxba Kumayeshee
Rag Xumaa Kudishaa
Rag Qawl Buu Xiraa,Dumarna Meher
Rag Waa Ragii Hore Hadalna Waa intii Kuyidhi
Rag Walaalow Wuxuu Ku Dhaamo La,waa
Rag Waxaa Ugufaanbadan Mar,Dhoof iyo Mar Bul
Rag Waxaa Uguliita Ciil Kabaxee iyo Caloshiisa Ciyaaro
Rag Waxaa Ugu Liita,Mahad Lee Ma Heeseeye,ma Haasawshe
Rag Wuxuu kugubartow Kugu Dilaa 😎

Comments
Post a Comment