KOR IYO HOOS LACAG

 Lacagtu waa waxakaliya mareeyo Nolosha Aduunko idil Hadii adan heysanin Lacag Maheleysid Nolol Qurxoon oo Farxadleh waayo waxaad Galeysaa Nolol Cariiri ah Faqiirinta kunolol Somalia manta wllhi Wax ey ku afuran xita mahestaan waxaan marwalbo.arkaa.maskiin Dhulkajiifo Taajir Hotel sexanaayo somaliyey Maxaa diiday.inaan Wada midowno Xanuunkii Umadii Maskiinta Makaligey ayaadaremo miyadan khalbi lehen Ha dii an manta Wax gacanta kuheysanlahaa Hadadbadanban onka kasarilahaa (Taajirow Kor Seexo )(Faqiirow.Hoos Seexo) Arzaqada allahayee يالله في علم خير ilahayow Nawadasin

Comments

Popular posts from this blog

SAXIIPKA QALBIGA

WEXEYMODAY INEY SIDAN XURYAD TAHAY

nafteydaaay