ISDHIIRIGILITA WALAHA SOMALIYED

NINBO NIMOW DHIRIGILAYAA


Gabadha weysolabisataa oo wexey so adaa suuqa wiilka usolibistaa Shaqobow so adaa 🀴 Hadan Gabadha Bid U eego Wey.iskubogbogeysaa oo Wexey isledahay Wiilasha Labiska Quruxdabadan Markad soxitaro weykujecelyihiin Gabadhii intaas ayaa kufilan waayo Hada wad aragtaa GABAR hadii eygabadha dhardulufwadato waxan dhahnaa Uf Waxan Dadkamadanbeyan Miyaa Meysaan Iskudhaanto  Feceda Mey iskadhiciso


Wiilasha weysolibistan Gabar Markeysofirisonah Wuxuu iskadhigaa Nin Khatar ah wuuna Marwalbo xirtaa Lebis ad uquruxbadan wuxuuna.isleyahay Gabdhaha Sanadkan Sojiiddo Intasaa dhirigilin u ah 


Waayo Hadii an Aniga Manta Labis aad Ufoolxun soxirto Qofwalbo Wuu iyasaa 

 Gabadhaana hadii ey Labis Qash Soxirato Wiilasha wexeyleyihiin Tan Malinwalbo Sanlee Ku arkaa Saan mey iskudhaanto


Siwalbo Ad iskuqurxiso Ogow Iney Halmeel Kuudanbeyso 


NAFBA NAFEY KUNOSHAHAY QOFBO QOFBUU SUGAA 


🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️🧘‍♂️

 

Comments

Popular posts from this blog

SAXIIPKA QALBIGA

WEXEYMODAY INEY SIDAN XURYAD TAHAY

nafteydaaay