HOOYO WAAN KUJECLAHAY
Hooyo waxatahay Hoygii Nolosheydoo HOOYOY waxatahay Iftiinkii Hindheheygoo hoyoy waxatahay iftiinkii Gusheydoo Hoyoy waxaan ahay Kheybkamid ah Jirkadoo Hoyoy Hadan Lacag io cuno Kusiiyo Abalkagi Magudinoo Hoyoy Hadadad iimurugon manta Cidkale iiMa murugotoo [Intad Hoyo Noshahay Aduunbaa Jiro Hooyo mcn Hadan Cagaha Hoostoda Fadhisanin Ducadaadi Imadhamestirnoo
Hooyo waan Kujeclahay 💝💘
Hooyo intaad noshahay iiducee🤲
hooyo Hadan kafogaado Arageyga Madhemestirno😔
ilaahayow intii walid ah oo dhimatay Unaxariiso
Intii noolna ilaahayow Unaxariiso
🕋🕋يارب يارحمان شكرن يارب 🕋🕋🕋
HOOYO MCN WAAN.KUJECLAHAY HOOYO

Comments
Post a Comment