DALXIISKA BUURAHA JWI

❤Waxaan marwalbo kufikiraa inaa Ado  Dalxiis Lana aado Asxaabteyda Waxaana Kuhamiyey aniga iyo Asxaabteyda inaa buuraha Korkooda Jawi Kusoqaadano Plse Fikradii Weydhamatay Aniga Kaligey ayaa Safarkii So aday Waxana aday  Burihii.An Kuriyonjiray Marwalbo Waxana Soqatay Nicaaw Macan Waxaana Daremay Farxad aad iyo Ad Ubalaran Runtii Waxan Jawiga Safarka الحمد لله 


Quruxbadanaa Buuraha 

Quruxbadanaa Cooska mcn

Quruxbadanaa Biyaha Bohosha

Quruxbadanaa Jawiga 

  

iladhameyso Fikirka oo ilawadag fikirkaaga 




 

Comments

Popular posts from this blog

SAXIIPKA QALBIGA

WEXEYMODAY INEY SIDAN XURYAD TAHAY

nafteydaaay