sheeko jecel (xamdi-xuseen) family
sheeko jecel
waxey ahayeen labo labo lamaane oo isjecel wexeyna ahayeen (xamdi iyo xuseen) wexey xiriir jecel bilabeen 2016 wexeyna iskabarteen guruup imo wexeyna iskusoban dhigteen xiiriir jjecel wexey joganbo wexey noqdeen lamano xiliwalbo is ogaado oo dhib iyo dhef islaqaato 2021 wexey kusobireen nolol qurux badan wexeyna heleen riyadoodii oo inbadan kuriyonayeen xamdi wexey eheed gabar jecel gacliyeheda wexeyna dareemi jirtay wixii kusocusub noloshisa iyo wixii kabaxaayo xuseen wuxuu ahaa wiil aad u ad adag oo jecel inuu noqdo boqorka xamdi wuxuuna balimiyey hoyadiisa wuxuuna ushegtay in lagudaridoono xamdi hoyo wexey wiilkeda kudhahdaa waqtiwalbo hooyo xamdi kwrn iyo family keeda nolosha quruxbadanaa markad ledahay gabar waqtiwalbo kudareento alx


Comments
Post a Comment