JECEEL AAN XADLEHEEN

                 JECEL AAN XAD LEHEEN

waxaa jiri jiray gabar lagumagacaabo najma wexeyna eheed gabar 17sano jir ah wexeyna jecelaatay wiil lagumagacaabo mascuud wexeyna lawadaagtay wax walbo wuxuuna unoqday garabkeeda labaad wexeyna kuahamisay inuu gursado maalinta eygaarto 19sano wexeyna rajo kaleheed oo ey kuriyoneysay riyadii hoyadeed xaliimo

                     

gabadhii wexey noqotay gabr  mutucalim ah wexeyna wiil kiitiri aboowe aniga danbaa ihaysatay wexeyna ugudartay aniga riyadeydii waan gaaray marka aboowe igawareeji aniga xiriir marabo intaan nolosha kulasowadaagay igacafi wll aniga wan helay wehen an dhamaad leheen  




Comments

Popular posts from this blog

SAXIIPKA QALBIGA

WEXEYMODAY INEY SIDAN XURYAD TAHAY

nafteydaaay