Posts

Talo

Image
 Inta Adan degdegin iska firi Hadey Xumato iska ilow Hadey wanagsanato jeclow Hadii aad ifahantan nolosha lawadaag :  Dhiirigili Si ey Uguuleysato Dhiirigili Si ey Ilmaheda Ugu Fikirto Ka ilaali wax walbo oo dhibaayo lajeclow wanagsan u ogolow rabitankeeda

Youtube subscribe fre

Image
  WAN OGAHAY IN AAD HADA ADAN HAYSAN YOUTUBE WAXAAN MANTA KUGU CAAWINDONAA SIDA AAD NOLOSHADA U HORMARINKARTO WAXAAN SIWALALTINIMO AH KUGU HADIYADENDONAA   YOUTUBE  GACANTAADA AAD KU MAAMULIDOONTO      WELCOME  IGALASOXIRIIR 0614506307

TAXANAHA NOLOSHA MANTA

Duruusta Nolosha   Wa walbo Barya Qabiilban arka Dulaya Dayax Ban Arkaa Siidhaca Iftiin Ban Arkaa Sii Gaduudana Ubad Ban arka Oyaya Hoyo Ban arka Ilmeyneysa Abo Ban Arkaa Murugeysan Xalkiiban arkaa Sixumanaaya Dadkiiban arkaa Sidhamanaaya 

Calanka jijeele

Image
 

TAXANE LIBIA

Image
                              TAXANE LIBIA Hadii an Tahariib aado Dhulkeyga Hooyo aan Kahoydo Qisadeydu EY Kudhamaato Ciida Wadan shisheeye intuu Magafe Dhulka ilajero oo afka Ciidaleygu Daro Dhibaato Mabana La igesto Leyna Xukumo Anigoo oynaayo Walidkeyga aan sowaco eyagoo waxba gacanta anan kuhaynin intaan dhoho lacag gareyso $100.900 oo Dollar πŸ’΅ πŸ’° Haleyga Dhiibo Dhib iimayaree Hooyo Ilantadii an Daadiyo Fikir iyo Walwal aan Kugu Abuuro Hooyo Taasi Farxad iimanoqotee Hooyo Agtaadaban Kunasanlahaa Hooyo intan Kadheranlahaa Hooyo Jeceladii an Kuqabo Kalagoynimayee Hooyo :Hooyo Agtaadaban Kunasanlahaa Hooyo:Melna Kama. Adi lehena Hooyo Hooyo πŸ˜ͺ

DAL XUREYE JIJEELE

Image
                         Dal Xureye      Astaan Banahay Dhashii Somaliyede Iftiinbanahay Hargalkii Umadiye Shaqsi An Go inbanahayee  Jijeele Banahay Dhashii Giigii lebede Xaraf an Qornahayba No ah Tiigsi  Xumanta iyo Dulinimada Waan kasohorejednaye Dadbanahay Iskudubano Dayaxa Dushiisa Marayee ,  Aqoon iyo Maal Ban Unahay Umada Somaliyedna, (JIJEELE COMMΓ™NITY) Somalibanahay sankunefle ima hor itagee  Shaqsiban ahay Marwalbo Guulestee πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

SAXIIPKA QALBIGA

Image
                              SAXIIPKA_QALBIGA Saxiibka Ban ohoo Gacantadii Labadee Saxiibka Baan Ohoo Kuladoonayo Wanaag Saxiibka Baan ohoo Donaaya Farxadaada Saxiibka Baan ohoo Jecel wanagaaga Saxiibka Baan ohoo Dar Alle Kujecel Saxiibka Baan ohoo Marwalbo Kafikiro Hadii An Awoodilahaa Sxp Wax walbo Dunida Ban Kujibinlahaa πŸ–Shanta WalalπŸ–